• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Wadahadalo u dhaxeeya DFS iyo Ethiopia oo ka furmi doona Dalka Turkiga.
Warka

Wadahadalo u dhaxeeya DFS iyo Ethiopia oo ka furmi doona Dalka Turkiga.

Qaran24By Qaran2430 June 2024Updated:30 June 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Addressing Ethiopia Delusional Behaviour: Combating Destabilization and Terrorism
Addressing Ethiopia Delusional Behaviour: Combating Destabilization and Terrorism
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
8Wadahadalo u dhaxeeya DFS iyo Ethiopia oo ka furmi doona Dalka Turkiga.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo wafdiga la socda ayaa maanta u ambabaxay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan wada hadallo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay gar wadeen ka tahay dowladda Turkiga sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibada.

“Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an mabaadi’deeda adag ee ilaalinta madaxbanaanida, midnimada dhuleed, iyo midnimada dalka” ayaa lagu yiri qoraalka.

Waxaa muuqata in dowladda badashay go’aankii ahaa lama fariisanayno Itoobiya ilaa ay burburiso heshiiskii Abiy iyo Biixi. Balse ilo xog ogaal ah ayaa muujinaya in Turkigu sheegay in uu dhex dhexaadinayo labada dhinac lana dhamaynayo muramka iyada oo Itoobiya loo samaynayo “sumcad ilaalin” face-saving.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.