Author: Abdikarin Dahir

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Somalia’s Internal and External Challenges and Strategies to Safeguard

President Hassan Sheikh Mohamud addressed the issue of Ethiopia’s access to the sea, emphasizing a nuanced perspective on the matter. He stated, “We and Ethiopia do not disagree that Ethiopia should have access to the sea. We wonder how Ethiopia reaches the sea. It is not a war that Somalia’s government opposes Ethiopia’s access to the sea.” Speaking at the Conference on Enhancing Cooperation of Regional Economic Communities in East Africa, held in Mogadishu. In his speech, President Mahmoud emphasized that Somalia possesses abundant opportunities for growth and development. President Mohamud clarified that Somalia’s concern lies more in the manner…

Read More
Somalia Plans Closure of UNSOM Office in Mogadishu Amid Growing Self-Sufficiency

Somalia Plans Closure of UNSOM Office in Mogadishu Amid Growing Self-Sufficiency The Ministry of Foreign Affairs of Somalia has announced that technical teams from the Federal Government and the United Nations have commenced discussions in Mogadishu regarding the closure of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) office. This initiative reflects Somalia’s increasing self-sufficiency and progress towards assuming greater responsibility for its own governance and security. The discussions, which mark the first meeting between the two parties on this matter, aim to outline a strategic plan for the orderly completion of UNSOM’s operations in Mogadishu. According to sources within…

Read More
Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Warar la helayo ayaa shaagaya Diyaarado kale oo ciidamo wada in maanta ilaa beri ay degi donaan. Ciidamada Dowlada Somaliya ee Maanta gaarey Magaalada Ceelwaaq ayaa amaanka kala wareegi doono Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah howlgalka ATMIS oo qaarkood horey uga baxay Magaalada inta kale si dhamaystiran ay dalkooda uga laaban donaan. Ciidamada ATMIS ayaa bilooyinkii udanbeeyay ka baxay Qeybo badan oo kamid ah Gobolada dalka iyo dowlad goboleedyada iyadoona lafilayo dhamaadka sanadkaan gabi ahaanba ay faarujiyaan somaaliya.

Read More
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka Muqdisho, 22, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo arday. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, sida ay u horumarisay habka loo qaadayo Imtixaanka oo laga dhisay mid casri ah, isaga oo xusay in waxbarashadu ay tahay mid kamid ah waxyaabaha mudnaanta u leh Xukuumadda DanQaran. “Maanta waa maalin weyn oo la xaqiijiyey mid kamid ah himillooyinka shacabka Soomaaliyeed, waxbarashadu waa himillo…

Read More
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane oo ay wehelinayeen Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi, Cabdirisaq Jaamac Nuur Naakhuude iyo qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo masuuliyiin ka socday jaamacadaha Hargaysa ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL. Ugu horeyn, waxa kulankaa war-bixin ka jeediyey Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Qaranka Md.Daa’uud Axmed Faarax iyo ku xigeenkiisa Xasan Muxumed Qalinle waxaanay Wasiirka iyo madaxda WW&S…

Read More
Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. 

Deegaanada Somaliland saaka waxaa looga dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare. Tirada guud ee ardayda u fadhiisaneysa imtaxaanka shahaadiga ah ayaa dhan 38,489 ardey Dugsiyada sare waxaa sanadkan 2024-ka imtixaanka gelaya 15,542 arday, halka dugsiyada dhexe ay galayaan 22,947 arday. Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka si ramsi ah u daah furay imtixaanka, isaga oo ay wehelinayaan wasiirka wasaaradda waxabrashada iyo tacliinta sare iyo masuuliyiin kale oo ka socday jaamacadaha dalka oo sanadkan ilaalinta imtixaanka ku cusub.

Read More
33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga.

33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga. Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa 33 sano kadib maanta looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaadeyso dowladda federaalka Soomaaliya. 1,154 arday oo wiilal iyo gabdho isugu jira ayaa Imtixaanka gelaysa, waxaana goobaha Imtixaanka lagu qaadayo ku sugan saraakiil ka socota Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, kuwaas oo u xil saaran ilaalinta iyo kormeerka goobaha imtixaanka lagu gelayo. RW Xamse  oo kahadlayay imtixaanka ayaa sheegay in 136 xarumood guud ahaan dalka ay ka socdaan imtixaanka qaranka, waxa uuna yiri ”Sanadkan waxaa guul noo ah in…

Read More
Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa

Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka itoobiya ay ka sii mid ahaadaan howlagalka midowga africa Soomaaliya ayaa golaha amaanka iyo Nabada ee midowga Africa u sheegtay in aysan ogolaa doonin in ciidanka Itoobiya ka sii mid noqdaan howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya hadii aysan Adis Ababa ka bixin heshiiskii MoU-ga ee u dhexeeyay Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi. Itoobiya si ay dhankeeda cadaadis u saarto Soomaaliya waxa ay kordhisay ciidankeeda Jooga Soomaaliya gaar ahaan degmada Doollow ee gobolka Gedo. Bartamaha Soomaaliya degmada Matabaan waxaa lagu arkay ciidamo Itoobiyaan ah inkastoo bulshada deegaanka u diideen in…

Read More
Suldaanka Guud ee Somaliland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil.

Suldaanka Guud ee Somaliland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil. Suldaan Da’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Suldaanka Guud ee Somaliland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil kadib markii uu askari xabad ku riday.  waraysi uu MMTV siiyay ayuu  ku sheegay in la damcay in la dilo, oo ay askartu xabad u adeegsadeen kadib mudaharaad lagaga soo horjeeday xadhiga Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan xisbiga Waddani oo uu qayb ka ahaa. “Maanta dalka waxa la doonayay in fawdo, mudaharaad, buuq iyo dil ay ka dhacdo, nin Ciidagale ah ayaa nin Ciidagale ah…

Read More

Xogtii ugu dambeysay Ciidamadii Ethiopia ee soo gaaray Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Ciidamo Itoobiyaan ah oo tiradooda lagu Qiyaasay Kun iyo Dhowr watayna Dabaabaadka Dagaalka ayaa dhinaca feer feer ee Gobolka Hiiraan ka Soo galay Magaalada. Taliska Boolicka Degmada Matabaan Ayaa isku dayay iney lahadlaan Saraakiisha Ciidamada Hugaamineysa , weyna u suurta gashay iney lakulmaan, Waxeyna weydiiyeen waxa ay yihiin ? Halka ay u socdaan ? cidda ay Amarka marista iyo Degitaanka Matabaan ka heystaan ? Dhammaan Saraakiisha Hugaamineysa Ciidankaan Itoobiya ayaa  ka gaabsaday iney xog dheeraad ah bixiyaan , Marka laga Soo tago iney Dhinaca Galgaduud u socdaan…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waraaqaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee Dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane Richard H. Riley. Danjiraha cusub oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda la w⁸adaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Mudane Joe Biden, ayaa uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee uu kala kulmay dowladda Soomaaliyeed, isaga oo soo bandhigay qorshihiisa xoojinta xiriirka diblomaasoyadeed iyo wax wada qabsiga labada dowladood. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Danjire Richard H. Riley mas’uuliyaddiisa cusub, isaga…

Read More