Muqdisho, Juunyo 7, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habka fogaan aragga ah kaga qayb galay kulanka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey Madaxda dalalka ku bahoobay Dalladan garab istaagga iyo u qareemidda codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa hadal jeedintiisa ugu horreysay ee Shir madaxeedkan kaga hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga ka dhexeeya waddamada xubnaha ka ah EAC, gaar ahaan dhinacyada nabadda, amniga, ganacsiga, iyo horumarinta dhaqaalaha, isagoo timaamay in Soomaaliya dhowaan ay soo direyso wakiilladeeda labada gole ee…
Author: Abdikarin Dahir
Somali National Armed Forces units took part in the Turkish EFES 2024 exercise, as reported by State Media. This participation marks a significant step for Somalia in strengthening its military capabilities and fostering international cooperation. The EFES exercises, organized by Turkey, are renowned for their comprehensive and realistic scenarios, designed to enhance interoperability and readiness For Somalia, joining such exercises provides valuable opportunities for training, skill development, and the exchange of best practices with allied nations.
Muqdisho: Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar. Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay faa’iidada ay waddadan leedahay, ayaa carrabka ku adkeeyay in ay tahay mid muhiim ah oo fure u ah ganacsiga, kor u qaadidda dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada aasaasiga ah. Isla markaana ay yareyn doonto waqtiga safarka iyo kharashka. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Bare, oo warbixin ku saabsan halka uu marayo diyaar-garowga wajiga saddexaad ka dhageystay Injineerada gacanta ku haya dhismaha waddada, ayaa uga mahadceliyey…
Prime Minister Hamza Abdi Barre, accompanied by a delegation comprising ministers, Members of Parliament, diplomats, and other senior government officials, has visited the Balcad district to evaluate the progress of the third phase of the Mogadishu-Jowhar road project. The purpose of the visit was to assess the significance of the ongoing infrastructure development initiative and its potential impact on the region’s transportation and business sectors.During the visit, PM Hamza Abdi Barre emphasized the importance of the road project, highlighting its potential to enhance transportation networks and stimulate economic growth in the area. He underscored the role of improved infrastructure in…
Somali President Hassan Sheikh Mohamud, accompanied by a delegation of Kenyan and Somali officials, made a significant visit to the bustling Eastleigh neighborhood of Nairobi on Wednesday night. President Mohamud’s itinerary included visits to various Somali community business markets, where he engaged in discussions with local businessmen. President Mohamud arrived in Nairobi for the attendance at the AfDB’s Annual Meetings in Nairobi underscores the significance of addressing Africa’s financial systems for sustainable development. The focus on socio-economic transformation reflects a commitment to fostering inclusive growth and prosperity for all African nations. For more updates on President Hassan Sheikh Mohamud’s engagements…
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto, hadalkaas oo uu Ruto ku sheegay in Soomaaliya ay la wareegi doonto Kooxda AS Sidii ka dhacday Afghanistan haddii laga saaro Ciidamadda Shisheeye xili uu booqasho ku joogo dalka Mareykanka. Wasiir Dowladdaha Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid khaldan isaga oo sheegay in Soomaaliya iyo Afghanistan aan la is barbar dhigi karin marka laga hadlayo tallaabadan. “Dhaqdhaaqaa aad ayuu uga duwan yahay kuwa Afghanistan. Bixitaanka Ciidamada shisheeye ma hor seedi doonaan xaaladaas oo kale, Awooda aan saarno dariiqa gaarka ah ee Soomaaliya…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku weysay Wax dambi ah G/sari Maxamed Aadan Koofi oo ahaa Agaasimihii hore Hayadda socdaalka iyo jinsidaha Somaaliya ayaa Maanta ku weysay Wax dambi ah, Agaasime Koofi oo lagu soo eedeyay Musuqmaasuq intii uu ahaa Agaasimaha Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddahaĀ soomaaliya, Koofi iyo Agaasimihii hore Canshuuraha biriga Muxuyidiin Saabeey, iyo agaasimaha hore Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Soomaali Cabduqaadir Cilmi Cabdul ayaa dhamaantood ku weysay Wax dambi ah. G/sari Maxamed Aadan KoofiĀ ayaa la filayaa in uu yahay Musharax u taagan Xilka HogaamiyahaĀ Dowlad Goboleydka Galmud ooĀ laga yaabo in dhawaan dhaco. Ā© 2018, Company Inc. All…
Hogaamiyaha Dowlad goboleydka Juba-land Axmed Madoobe Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle. Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay’adda, saameynta taban ee is-beddelka cimiladu ku leedahay dalkeenna, cabsida laga qabo duufaanta Laly oo sare u sii kacaysa iyo dadaallada gargaar ee SoDMA ka waddo dalka, gaar ahaan gobollada Jubbaland. Kulankan xog-siinta iyo soo dhaweynta ah waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa, Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda, la-taliyayaal…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka loogu gogol-xaarayo shir-madaxeedka carbeed ee Manama. Manama, May 14, 2024 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Golaha Jaamacadda Carabta oo gogol-xaar u ah Shir madaxeedka Carbeed, meertadiisa caadiga ah ee 33aad. Wasiir Fiqi ayaa inta uu kulanka socdo la kulmi doona tiro ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada Carbeed ee walaalaha ah, iyadoo la filayo in shirku ka soo baxo go’aanno lagu taageerayo Soomaaliya. Inyar kahor…









