Author: Qaran24

Wasiirka ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somalia abdirahman yusuf al-adala ayaa sheegay in dowladda federalka somaliya ay ka go’antahay in dalka ay ka Qabato doorasho qof iyo cod. Wuxuu sidoo kale xusay in dowladda ay soo bandhigi doonta nidaamka iyo shuruucda doorashada lagu gali doono. Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, in Soomaaliya aysan dib dambe ugu laaban doonin doorasho lamid ah kuwii hore loogu qabtay teendhada Afisyooni. Raysal wasaare Xamse, ayaa sheegay in go’aankooda uu cad yahay, isagoo sheegay inay ku shaqeynayaan hannaanka doorasho ee uu dalku u guuray. “Annaga ma qarineyno beenna kama sheegayno, way noo…

Read More
Abiy Ahmed’s Leadership is Steering Ethiopia Toward Collapse

By Dr. Mastewal Abera It is said that “bashing in the head of a snake is effective at ending its life.” Otherwise, the snake, with its head unattached, can try to survive using all the means it has. Even if most of its body is harmed, it will attempt to defend itself by striking. This is exactly how Abiy’s government is behaving these days. His government has lost grip on the country. It has no direct control over the Tigray region after a deadly two-year war with TPLF/TDF. It lacks a meaningful administrative network in the Oromia region, which is…

Read More

Renowned hydrobiologist and fisheries specialist Dr. Abdirahman Jama Kulmiye, known for his extensive career across the United Nations, international organizations, and both public and private sectors, visited Hargeisa, Somaliland, on December 7th, 2023, as part of his advisory duties with the UN’s Food and Agriculture Organization (FAO). His trip aimed to provide training in his field of expertise, focusing on fisheries. Dr. Kulmiye, a Somali-native Australian citizen, arrived in Somaliland fully compliant with all legal requirements, holding a valid visa and Entry Permit Number 1220234965, along with Visa Number VS0038411. The arrival of Dr. Kulmiye in Hargeisa on December 7th, 2023, turned into…

Read More

Golaha Midowga Yurub ayaa go’aamiyay in si kumeel gaar ah xayiraad loogu soo rogo bixinta fiisaha ama Dal ku galka muwaadiniinta Itoobiya. Go’aanka golaha Midowga Yurub ayaa xayiraad saaraya dadka heysta baasaboorka Itoobiya, waxa uuna jawaab u yahay wada shaqeyn la’aanta Itoobiya iyo Midowga Yurub ee ku saabsan arrimaha dib u celinta magangalyo doonka Itoobiya ee ku sugan Yurub, sida uu sheegay xafiiska fiisa bixinta Schengen oo 27ka dal ee Yurub ay ku mideysanyihin. Golaha Midowga Yurub waxa uu ka mamnuucay dalalka xubnaha ka ah Midowga Yurub inay bixiyaan fiisaha dal ku-galka ee baasaboorka Itoobiya. Go’aankan ayaa daba socday qiimayn…

Read More

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is compromised, as it allows for the concentration of power in one branch of government, leading to authoritarian tendencies and undermining the checks and balances necessary for a healthy democratic system. The separation of powers ensures that no single branch of government becomes too powerful or dominates the others. It allows for independent oversight, accountability, and the protection of citizens’ rights. Without it, there’s a risk of abuse of power, corruption, and erosion of democratic values. Therefore,…

Read More

Positive Prospects of Transitioning from Parliamentary to Presidential System in Somalia The dynamics of governance play a pivotal role in a nation’s development and stability. In Somalia, shifting from a parliamentary to a presidential system holds the promise of bolstering executive power, reducing political fragmentation, and facilitating effective decision-making. By embracing democratic principles and strengthening the presidential office, Somalia can overcome its challenges and pave the way for a brighter future. Moving from a parliamentary to a presidential system in Somalia presents an opportunity to foster democratic practices. Somalia can navigate a path towards a more prosperous and stable future,…

Read More

Go’aanka golaha Midowga Yurub ayaa xayiraad saaray dadka heysta baasaboorka Itoobiyaanka ah. Tallaabadan ayaa jawaab u ah wada-shaqeyn la’aanta Itoobiya iyo Midowga Yurub ee ku saabsan arimaha dib-u-celinta Magangalyo-doonka Itoobiya ee ku sugan Yurub, sida uu sheegay xafiiska fiisa bixinta Schengen oo 27-ka dal ee Yurub ay ku mideysan yihiin. Golaha Midowga Yurub waxa uu ka mamnuucay dalalka xubnaha ka ah midowga in ay bixiyaan fiisaha dal ku-galka ee baasaboorka Itoobiya. Go’aankan ayaa daba socday qiimayn uu goluhu sameeyay, kaas oo lagu soo gaba-gabeeyay in wada shaqaynta Itoobiya ee dhinaca dib u soo celinta muwaadiniinteeda sida sharci darrada ah ku…

Read More

Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha. Tim Loughton, oo ah xildhibaanka laga soo doorto East Worthing iyo Shoreham, ayaa sheegay in la xiray in ka badan 7 saacadood, lagana mamnuucay inuu galo Djibouti horaantii bishan. Mr Loughton, oo Shiinuhu cunaqabatayn saaray 2021, ayaa dhacdada ku tilmaamay mid “kalinimo iyo cabsi badan”. Xafiiska arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in eedeymahaasi ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn. “Waxaan ka mid ahaa…

Read More

BOSASO, Puntland – A U.S. delegation planning to visit Bosaso, the commercial capital of Somalia’s semi-autonomous Puntland region, was forced to abort their trip on Monday amid rising tensions with local authorities. This marks the second disrupted visit in as many months, further straining U.S. cooperation with Puntland in critical security efforts. The delegation aimed to bolster counterterrorism cooperation between the U.S. and Puntland against extremist groups like al-Shabaab and ISIS. For over two decades, the U.S. has provided security assistance to Puntland, often working directly with the Puntland Security Force (PSF). However, relations have deteriorated since Said Abdullahi Deni…

Read More

Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka ayaa kulmay Isniintii si ay uga wadahadlaan baahida loo qabo xabbad joojinta Gaza iyo sidoo kale kordhinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Washington iyo Riyadh. Xoghayaha ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo kordhinta gargaarka bini’aadantinimo ee Gaza, in la gaaro xabbad joojin degdeg ah taas oo xaqiijinaysa sii deynta la haystayaasha, iyo ka hortagga faafitaanka colaadda,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ka dib kulankii dhexmaray Antony Blinken iyo MBS. Blinken iyo MBS ayaa sidoo kale ka wada…

Read More

Mogadishu, (SONNA) – The Commander of the Somali National Army, Major General Ibrahim Sheikh Muhuddin, held a special meeting with the Commander of the US special forces, Colonel David Haskell. Commander Muhuddin told the US officers in charge of special operations to participate in the fight to rid the country of the Al-Shabaab militants, noting that the operation will begin soon. The US Special Operations Command in Somalia has promised to be ready for their role in the operation.

Read More