• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
  • News English
  • Opinion
  • Warka
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Wasiir Al-Cadaala Dalku Doorasho Qof & Cod ayuu aadayaa.
Warka

Wasiir Al-Cadaala Dalku Doorasho Qof & Cod ayuu aadayaa.

Qaran24By Qaran244 May 2024Updated:7 May 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

[sharethis-inline-buttons]

Wasiirka ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somalia abdirahman yusuf al-adala ayaa sheegay in dowladda federalka somaliya ay ka go’antahay in dalka ay ka Qabato doorasho qof iyo cod.

Wuxuu sidoo kale xusay in dowladda ay soo bandhigi doonta nidaamka iyo shuruucda doorashada lagu gali doono.

Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, in Soomaaliya aysan dib dambe ugu laaban doonin doorasho lamid ah kuwii hore loogu qabtay teendhada Afisyooni.

Raysal wasaare Xamse, ayaa sheegay in go’aankooda uu cad yahay, isagoo sheegay inay ku shaqeynayaan hannaanka doorasho ee uu dalku u guuray.

“Annaga ma qarineyno beenna kama sheegayno, way noo caddahay waana ku shaqeynaynaa in teendho danbe aan la isku dooran, qofkii raba in aan ku sii soconno ha ogaado waagii dhaweyd halistii aan galnay, masuuliyadda na saaran ayaa na faraysa in aanaan ku laaban wixii la soo maray”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha.

Hadalkaan ayuu Ra’iisul Wasaaraha ka sheegay shir looga hadlayay arrimaha dib u heshiisiinta oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta.

Labada aqal ee baarlamaanka ayaa dhawaan meel mariyay in laga guuro nidaamkii baarlamaaniga ahaa ee lagusoo dooran jiray madaxweynaha Soomaaliya. Waxayna ku beddeleen in shacabka Soomaaliyeed ay iyagu soo doortaan madaxweynaha.

aadayaa alcadaala dalku doorasho wasiir
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Facebook
  • Linkedin
  • VK
  • Youtube
  • Instagram
© 2026 Qaran24. Designed by Osman Omar.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.