• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Corrections Policy
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
qaran24.com » Warka » Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori.
Warka

Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori.

Qaran24By Qaran2417 September 2024Updated:28 December 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori.
Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori.

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay ERTUGRUL KARAFIYELI oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Shirkadda Favori, ahna muwaadin u dhashay dalka Turkiga.

Eedaysanaha ayaa loo haystaa faldambiyeedyo kala ah anshax xumo, handadaad, xadgudub iyo tagrifal awoodeed oo uu ku sameeyay mu- waadiniin Soomaali ah oo ka shaqeynayay Shirkadda Favori oo uu si kab- axsan Xeerka Shaqada iyo Dhaqanka suubban kula kacay sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

Maxkamadda ayaa markii ay ku qanacday cadaymaha hordhaca ah ee uu soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka u gudbisay eed- aysanaha Xabsi ku hayn ku meel gaar ah.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu bilaabi doonaa dha- maystirka Maxkamadaynta eedaysanaha ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka Xeer ilaalinta.

 

 

"Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori ee Turkiga ERTUGRUL KARAFIYELI Sababo la Xiriira Faldambiyeedyo Kala Duwan"
Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026

Kampala Hal Weedh oo Dib u Kicisay Dareenka Waddaniyadeed ee Soomaalida

1 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.