Maxkamadda Soomaaliya oo Xirtay Madaxa Shaqaalaha Shirkadda Favori. Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay ERTUGRUL KARAFIYELI oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Shirkadda Favori, ahna muwaadin u dhashay dalka Turkiga.