Author: Abdikarin Dahir

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta ku weysay Wax dambi ah G/sari Maxamed Aadan Koofi oo ahaa Agaasimihii hore Hayadda socdaalka iyo jinsidaha Somaaliya ayaa Maanta ku weysay Wax dambi ah, Agaasime Koofi oo lagu soo eedeyay Musuqmaasuq intii uu ahaa Agaasimaha Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddahaĀ  soomaaliya, Koofi iyo Agaasimihii hore Canshuuraha biriga Muxuyidiin Saabeey, iyo agaasimaha hore Hay`adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Soomaali Cabduqaadir Cilmi Cabdul ayaa dhamaantood ku weysay Wax dambi ah. G/sari Maxamed Aadan KoofiĀ ayaa la filayaa in uu yahay Musharax u taagan Xilka HogaamiyahaĀ  Dowlad Goboleydka Galmud ooĀ  laga yaabo in dhawaan dhaco. Ā© 2018, Company Inc. All…

Read More

Hogaamiyaha Dowlad goboleydka Juba-land Axmed Madoobe Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho howleed u jeedkeedu yahay ogaanshaha xogaha bani’aadannimo ee dalka ka jira ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Hay’adda Maxamuud Macallin Cabdulle. Madaxweynaha ayaa lala wadaagay warbixin guud oo la xariirta howlaha iyo waajibaadka hay’adda, saameynta taban ee is-beddelka cimiladu ku leedahay dalkeenna, cabsida laga qabo duufaanta Laly oo sare u sii kacaysa iyo dadaallada gargaar ee SoDMA ka waddo dalka, gaar ahaan gobollada Jubbaland. Kulankan xog-siinta iyo soo dhaweynta ah waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa, Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda, la-taliyayaal…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka loogu gogol-xaarayo shir-madaxeedka carbeed ee Manama. Manama, May 14, 2024 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Golaha Jaamacadda Carabta oo gogol-xaar u ah Shir madaxeedka Carbeed, meertadiisa caadiga ah ee 33aad. Wasiir Fiqi ayaa inta uu kulanka socdo la kulmi doona tiro ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada Carbeed ee walaalaha ah, iyadoo la filayo in shirku ka soo baxo go’aanno lagu taageerayo Soomaaliya. Inyar kahor…

Read More