Author: Osman Omar

Osman Omar is a versatile professional renowned for his expertise across multiple disciplines including OSINT investigation, cybersecurity, network management, real estate deals, HVAC consulting, insurance producer applied sciences, and fact-checking. His multifaceted career reflects a dedication to excellence, innovation, and integrity.

Muqdisho iyo Miisaanka Qaranka, Qofkii Bixiya, HaGo’aamiyo

Waxaa jirta su’aal si aamusnaan ah uga dhex wareegaysa siyaasadda Soomaaliya—su’aal aan si dhab ah loo wajihin, balse go’aamin karta jihada dalka: yaa dhab ahaantii qaada culayska dhaqaale ee dowladnimada, yaase leh awoodda go’aan qaadashada? Muqdisho maanta ma aha oo kaliya caasimad siyaasadeed; waa xarunta dhaqaale ee dalka. Dakhliga ka yimaada dekedda, garoonka, iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga ayaa laf-dhabar u ah miisaaniyadda federaalka. Dowladda shaqaynaysa maanta—hay’adaha jira, adeegyada socda, waxay si weyn ugu tiirsan yihiin canshuurta laga soo ururiyo magaalada. Laakiin xaqiiqadan dhaqaale waxaa la socda khilaaf siyaasadeed. Siyaasiyiin ka kala yimid gobollada qaar ayaa doonaya saameyn buuxda oo federaal, iyagoo…

Read More
Sida Lagu Garto In Computer-kaaga Windows ah La Jabsaday, Iyo Sida Aad Uga Ilaashan Karto

Dunida dijitaalka ee maanta, computer-kaaga ma aha kaliya qalab ee waa aqoonsigaaga, shaqadaada, iyo noloshaada gaarka ah. Xaqiiqda murugada lehna waa tan: dadka badankood ma ogaan karaan in nidaamkooda la jabsaday ilaa waxyeelladu dhacdo ama ay gali waayeen computer kooda.. Khatarta cyber-ka mar walba isma muujiso. Mararka qaar waxay ku timaadaa isbeddello yar yar oo qarsoon, aamusnaan leh, sahalna loo iska indho-tiro. Laakiin calaamadahaas yar yar waa muhiim. Fahamkoodu waa tallaabada ugu horreysa ee aad isku difaaci karto. Sida Loo Garto Calaamadaha Digniinta Nidaam Windows ah oo la jabsaday badanaa wuxuu u dhaqmaa si ka duwan midka caadiga ah .…

Read More
The African Union mission cannot have it both ways

Mogadishu; Somalia Follow the Mandate—or Leave: Somalia’s Sovereignty Isn’t Optional Somalia is no longer stuck in the ruins people remember. The country is moving, pushing back Al-Shabaab, reopening roads, rebuilding institutions, and proving that the federal government is no longer symbolic. But right in the middle of that progress, there’s a contradiction that’s too obvious to ignore. In cities like Kismayo, Baydhabo, and Jowhar, African Union forces are present, yet the authority of the federal government doesn’t fully apply. Local leaders operate with protection but without full accountability to Mogadishu. That’s not stability. That’s a system working against itself. And…

Read More
Jiilkii 2000 iyo Jiilka Maanta: Fursadda Aad Haysataan

1. Xusuustii Maalintii Rajada. Markii madaxweyne Cabdiqaasim salaad Muqdisho Yimid Waxaan ahaa teenager sanadkii 2000. Dad badan ayaa xasuusta maalintaas, laakiin dhalinyaradii waqtigaas joogtay si gaar ah ayay u xasuustaan. Magaalada oo dhan waxaa ka muuqday rajo cusub. Markii uu hadlay, wuxuu yiri eray ay dad badani qalbigooda ku reebeen: “Soomaaliya ceel uma qodna, cidina uma maqna.” Eraygaas dhalinyaradii Muqdisho joogtay si dhab ah ayay u qaateen xaqiiqda waqtigaa jirteyna way aheed Waxaan u arkeeynay in waqtigii mugdiga uu soo dhammaanayo. Boqolaal iyo boqolaal dhalinyaro ah ayaan soo buuxinnay garoonka Muqdisho. Qof walba wuxuu lahaa hal riyo: in nabad iyo…

Read More
Somalia Is Not the Somalia of 2012

The loudest voices in Somalia’s current constitutional debate insist the country is heading toward a political crisis. According to them, the federal government’s attempt to finalize amendments to the provisional constitution is a dangerous move—one that could concentrate power and threaten Somalia’s fragile political balance. Those warnings are serious. Somalis have good reason to be cautious about power. Our history is full of moments when authority was abused, and institutions collapsed. But something is missing from much of this debate: context. Somalia today is not the Somalia of 2012. And for people who grew up during the worst years of…

Read More
Hoggaan joogto ah ayaa dhisa Soomaaliya—isbeddel degdeg ahna wuu burburiyaa.

Dhibaatada Somalia waligeed ma ahayn hoggaan la’aan.Waxay ahayd hoggaan la carqaladeeyo marka uu shaqo bilaabo. Dal ka soo kabanaya dagaal iyo argagixiso, isbeddel joogto ah ma horseedo horumar ee waaxaa horseedaa qalalaase. .Waxa Somalia u baahan tahay maanta waa joogteyn hogaam dhisa wadanka dowladnimadiisa Caddeyntuna way taallaa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: Laba Jeer La Doortay, Natiijada qibradiisu keenteyna waa cadahay. Somalia waxay leedahay tusaale dhif iyo naadir ah, madaxweyne laba jeer la doortay, xilliya kala duwan, labo marxaladood oo dowlad-dhis ah. Waxyaabihii uu qabtay waxaa ka mid ah: Waxaan oo shaqo ah kuma imaan nasiib.Waa natiijada ka dhalatey joogteynta hoggaanka.…

Read More
Why Leadership Continuity Is Saving Somalia

Somalia’s problem has never been a shortage of leaders.It has been the habit of interrupting leadership just as results begin to show. For a country emerging from war, terrorism, and institutional collapse, constant political resets are not reform. They are self-inflicted wounds. What Somalia needs—now more than ever—is continuity. And the evidence is no longer theoretical. It is visible across the country. President Hassan Sheikh Mohamud: Twice Elected, Proven by Results Somalia has a rare case in African politics: a president elected twice, years apart, during two different phases of state recovery. His record speaks clearly: This is not a…

Read More
Somalia Should Settle Power Before Holding Another Election

Mogadishu, Somalia For more than two decades, Somalia has treated elections as a cure for instability. They have not been. Each cycle has produced renewed disputes, weakened institutions, and prolonged uncertainty. The reason is not mysterious: The country has never resolved how power is actually divided within its federal system. Until it does, elections will continue to disappoint. Somalia’s political impasse is often framed as a failure of leadership or political will. In reality, it is a structural problem. The provisional constitution left core questions unanswered—questions that determine whether a state can function at all. Who controls national security assets?…

Read More
Why Somalia Is Mogadishu—and Why Mogadishu Is Somalia

There are truths that statistics can support but never fully explain. One of them is this: Somalia lives and breathes through Mogadishu. Say it plainly, without fear or apology. When Mogadishu stands, Somalia stands. When it bleeds, the whole nation feels the wound. This is not a claim born from nostalgia or regional pride. It is the lesson of history, paid for in blood, displacement, and endurance. When the Somali state collapsed in 1991, Mogadishu did not simply lose its status as a capital—it became the battlefield where the idea of Somalia itself was tested. Institutions disappeared. Power scattered. Greed…

Read More
No Safety in Recognition When the Future Is Dark

Recognition is not a prize to decorate political speeches. It is a heavy political act, one that reshapes security, alliances, and the fate of ordinary people. Today, in Somaliland, the foundations for safely pursuing Recognition do not exist.The Somaliland administration has entered a dangerous phase, where Recognition risks turning its territory into a battleground for foreign interests. Somaliland’s ties with Israel and the possibility of a security or military footprint have alarmed not only local populations but neighboring states as well, particularly Djibouti. This concern is not paranoia; it is a sober security assessment. Djibouti understands this: when foreign powers…

Read More
Maxaa u keena in telefoonkooda uu kululaado ama batteriga uu dhaqso uga dhaco

Telefoonku waa saaxiibka aan ka maarmin—jeebka ayuu ku jiraa, hurdadana wuu kula seexdaa. Laakiin marka uu bilaabo kulayl xad-dhaaf ah ama batteri si yaab leh u daadanaya, taasi ma aha nasiib-darro keliya, ee waa dhibaato cusub. Waxaa jira sababo cad oo farsamo iyo dabeecad isticmaal labadaba ah. Aan kala qaadano la badooda. 1. Isticmaalka apps culus iyo shaqo badan hal mar Marka aad isla mar wada furto apps badan sida ikTok, YouTube, Maps, WhatsApp, browser—CPU-ga iyo RAM-ka telefoonka ayaa shaqo culus gala. Shaqo badan = kulayl badan.CPU waa maskaxada sida aan joogtada aheen u haaya xogtaada➡️ Kuleylkaasi wuxuu si toos…

Read More