Author: Qaran24

Ra’iisul Wasaaraha Xukyumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan caawa la qaatay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed, iyada oo kulanka diiradda lagu saarayey canshuurta gadista oo ay horey u qaadi jirtay dowladda, balse hadda lagu sameeyay casriyeyn iyo dib-u-habeyn.
Maxaa Ka soo baxay Kulankii Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre uu la qaatay ganacsatada.

Ganacstada Muqdisho waxay ka cabanayaan lacago looga qaado Dekedda Muqdisho oo aysan canshuurtu ku jirin, waxaana ka mid ah $80 oo lagu qaado Tayadhowr, $40 lagu qaado Scan, $25 lagu qaado Koonteenar dhaqid, gaariga dekedda Muqdisho alaabta ka qaada oo u xiran shirkado gaar ah oo markii uu alaabta geeyo Suuqa Bakaaraha qaadaya $500, kaasoo labo jeer ka badan gaariga Berbera alaabta ka soo qaada ee Hargaysa oo 160km u jirta geeya, qaatana $250.

Business owners in Mogadishu are lamenting the fees imposed at the Port of Mogadishu, which are not inclusive of taxes. This includes $80 charged for Tayadhowr, $40 for Scan, and $25 for container handling. Additionally, vehicles transporting goods from the Port of Mogadishu are contracted to private companies, which charge $500 to deliver goods to the Bakara Market. This fee is twice that of vehicles transporting goods from Berbera to Hargeisa (160km), which charge $250.

Somalia’s Strategic Imperative: Preparing for the Liberation of the Western Somali Region In the context of regional geopolitics, Somalia finds…

The people of Galmudug have both earned praise and faced criticism for their involvement in Somalia’s peace efforts and national…