National Security Council Meeting President Dr. Hassan Sheikh Mohamud chaired an extraordinary National Security Council meeting to address the recent incident in the Galguduud region of Galmudug. Learn more about the discussions and decisions made.” PRESS RELEASE The President of the Federal Republic of Somalia, also the Commander-in-Chief of the Armed Forces, Dr. Hassan Sheikh Mohamed,d chaired an extraordinary meeting of the National Security Council (NSC) on 18 July 2024 to address the recent incident in the Galguduud region of Galmudug. During the meeting, reports were presented by the security agencies and the National Security Advisor regarding the illicit weapons…
Author: Qaran24
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing: Security Enhancements, Agricultural Advancements, and International Relations Somalia’s Weekly Government Briefing Highlights Key Developments in Security, Agriculture, and Diplomacy The Federal Government of Somalia has released its weekly briefing, emphasizing a range of strategic initiatives and developments within the country. Security and Anti-Terrorism Efforts President Hassan Sheikh Mohamud led an emergency meeting focused on managing the control of weapons entering Somalia. He also presided over the National Committee for Combating Money Laundering and Terrorist Financing in Mogadishu. These steps aim to strengthen Somalia’s security infrastructure and combat terrorism. The Somali National Army, supported by…
Somalia Grants Türkiye Rights for Oil and Gas Exploration in Three Offshore Blocks
Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ayaa Gacanta ku dhigay Shidaal loo waday kooxda alshabaab Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ee Gobalka Galgaduud ayaa saaka Toogtay Xubin ka tirsan Alshabaab kaas oo saakay lagu qabtay kontaroolka Magaalada Mesagawey Ninka la toogtay ayaa watay qoray AK-47 ah waxaana hada Maydkiisu yaalaa barxadda Magaalada Mesagawey. Dhinaca kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha ayaana sheegay inay saarnaayeen dumar AS u socday gacanta ayayna ku dhigeen. QARAN24
GOLAHA AMNIGA QARANKA OO SOO SAARAY AWAAMIR KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Amniga Qaranka, maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-ka Luulyo 2024. Kulanka ayaa qodobaddii looga hadlay waxaa ka mid ah dhacdadii hubka sharci darada ahaa ee sida dhumaaleysiga ah lagu soo galiyey deegaanno ka mid ah Dowlad Goboleedka Galmudug. Intii uu socday shirka, waxaa warbixinno laga dhageystay hay’adaha amniga iyo La-Taliyaha Amniga Qaranka oo soo bandhigay dhacdadan, iyadoo Goluhu uu isku raacay go’aamadan; 1. Goluhu…
Guddoomiyaha Golaha BJFS Sheekh Aadan Madoobe ayaa magacaabay guddi . Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo kasoo talo bixiya dhacdadii ka dhacday Degmada Caabudwaaq ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Hoos ka aqriso
Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa soo xiray labo eedeysane, Maxamed Maxamuud Siid Axmed 42 jir ah, Qadiijo Maxamed Cabduqaadir 23 jir ah,kuna eedeysan in ay ku kaceen falal Anshax-daro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee Soomaaliyeed. Farinta police ka. Muwaadin kasta oo Soomaaliyeed waxaa waajib diini ah iyo mid damiiri ahba ka saaranyahay ilaalinta ammaanka iyo dhaqanka suuban, sidaa darteed ruux walba oo arka hala soo xariiro xafiiska gurmad ee Ciidanka Boliiska Soomaaaliyeed ee 991 ama kusoo hagaaji banadir@police.gov.so
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka. Golaha ayaa Wasaaradaha Amniga Gudaha, Gaashaandhigga iyo Caddaaladda ka dhageystay warbixinno ku saabsan amniga guud ee dalka, howlgalladii ugu danbeeyey ee lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ee ay ciidanka Qaranku ka wadaan qaar kamid ah gobollada dalka iyo shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Xabsiga dhexe ee Xamar. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu dhagaystay warbixinno kala duwan oo la xiriira, Arrimaha Xajka, Isku-xirka…
Somali FM Discusses Collaborative Efforts with UN Representative Mogadishu, July 18, 2024 – The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed , received on Wednesday in his office at the Ministry in the capital, Mogadishu, the Acting Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia and Head of the UN Assistance Mission for Somalia (UNSOM), Mr. James Swan, and discussed with him the collaborative efforts and progress made during the sessions of the technical committee from both parties aimed at establishing a country office for the United Nations in Somalia. During the meeting, the…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka shanaad ee Guddiga Joogtada ah oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka ayaa xubnaha Guddiga Joogtada ah warbixin kooban ka siiyay qorshaha xulista xubnaha Soomaaliya ku matali doona baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika. Intaasi ka dib, xubnaha Guddiga Joogtada ayaa ka dooday ajendaha kulanka oo ahaa ajendeynta fadhiyada isbuuca…
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, ayaa halkaas waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirka ayaa inta uu joogo deegaanka waxa uu kulamo la qaadan doonaa maamulka iyo qeybaha bulshda deegaanka. Safarka Degmada Caabudwaaq ayaa daaran sidii Si Nabad ah looga Soo wareejin lahaa dadka deegaankaas Hubkii Dhawaan ay boobeen.











