• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Somaliland » Guddoomiyaha Ururka Hillaac ee Somaliland, Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa shaaciyay in uu ka tanaasualay doorashada.
Somaliland

Guddoomiyaha Ururka Hillaac ee Somaliland, Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa shaaciyay in uu ka tanaasualay doorashada.

Qaran24By Qaran2413 July 2024Updated:13 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Guddoomiyaha Ururka Hillaac ee Somaliland, Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa shaaciyay in uu ka tanaasualay doorashada.
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Guddoomiyaha Ururka Hillaac Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadhay doorashooyinka Somaliland, lana hadlaya Awdal iyo Sool: Ururka Hillaac oo metela Awdal waxa loo diidey in uu ka barbar tartamo Kulmiye, Ucid iyo Waddani, si doorashadu u noqoto mid loo dhan yahay, waxa i soo baxday in SL aan la wada lahayn oo ay u xidhan tahay dad gaar ah, waxaana dhab ah wixii uu sheegey AUH Prof.Cali Khaliif Galaydh iyo reer Sool – anigu marka waan ka hadhay doorashooyinkaas oo ah kuwo xaaraan ah, reer Awdalmna waxa aan leeyahay ha aqbalina in aad noqotaan ‘Muwaadinka labaad. sidoo kale  masuuliyiinta ururka Hillaac shaaciyeen in ay ka qaadeen xilkii hogaanka ururka sobobo la xidhiidha hogaan xumo iyo la tashi la’aan.

Qaran24

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026

INDHAHA CIRKA

19 August 2026

Ma Ra’yi Madax-bannaan Baa Mise Waa Jilaa Gudanaya Qandaraas? Runta Ka Dambaysa Hoodo Xayinimo facebook account!

2 August 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.