• About WordPress
    • WordPress.org
    • Documentation
    • Learn WordPress
    • Support
    • Feedback
  • Log in
  • AMP
    • View AMP version
  • Edit Home Page
Close Menu
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • Contact Us
  • About Qaran24
  • Privacy Policy
Facebook X (Twitter) Instagram
Somalia Breaking News
qaran24.com » Warka » Qarax sababay qasaare kala duwan ayaa kadhacay Degmada Boondheere
Warka

Qarax sababay qasaare kala duwan ayaa kadhacay Degmada Boondheere

Qaran24By Qaran2414 July 2024Updated:14 July 2024No Comments1 Min Read
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qarax sababay qasaare kala duwan ayaa kadhacay Degmada Boondheere
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
Qarax sababay qasaare kala duwan ayaa kadhacay Degmada Boondheere

Qarax sababay qasaare kala duwan ayaa kadhacay Degmada Boondheere gaar ahaan Nawaaxiga Daljirka Dahsoon

Warar kala duwan ayaana ka soo baxaya Qaraxan Waxaana la soo warinayaa In qof uu isku Qarxiyay Maqaayad dhawaan laga furay Halkaasi Oo lagu magacaabo Top Coffe oo Caawa lagu daawanayay Ciyaar u dhaxaysay xululka Spain iyo English.

Sido kale waxa la soo warinayaa in dhamaan ay dhinteen dad saarna bajaaj goobta maraysay sida ay ku waramayaan Warbaahinta Muqdisho.

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Qaran24
  • Website

Related Posts

Loo Joojin Maayo: Somali Patriots Back Hassan Sheik Mohamud and Somalia’s Reconstruction

12 October 2026

Maxaa Ka Jira Digniinta Sheekh Shariif? Qaran24 oo La Hadlay In Ka Badan 10 Sarkaal oo Amniga Muqdisho Ka Tirsan

11 October 2026

Soomaaliya Dijitaal Ah,Khatarta Garaadka macamalka ah, iyo Mas’uuliyadda Cusub ee Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay

14 September 2026
Leave A Reply Cancel Reply

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
  • Home
  • News English
  • Opinion
  • Warka
  • Business
  • About Qaran24
  • Contact Us
  • Somaliland
© 2026 . Designed by TOsman Omar .

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.