Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Cali Balcad ayaa loo magacaabay u qeybsanaha arrimaha xiriirka bulshada bariga Afrika…
Warka
Mas’uuliyiin ka tirsan labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay in ay kulan hordhac ah ka yeesheen joojinta dagaal…
Muqdisho, 27, Juun 2024:- Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka, oo…
Dowladda Soomaaliya oo laga Cafiyay Deen dhan 36 million Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo…
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “MA JIRTO MEEL AY IDIIN KU TASHADEEN DAD SOOMAALIYEED” Mogadishu, Juun 26, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Dhuusamarreeb waxaa ka furmay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda Cabudwaaq iyo Xeraale. Waxaana furay Madaxwynaha Galmudug Axmed Qoorqoor. Intaas…
Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada. Safiirka Somaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku…
Puntland Government Moves to Approve Gara’ad Port Transfer Agreement Amidst Controversy. The Puntland government is set to approve the transfer…
Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Warar la helayo ayaa shaagaya…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka Muqdisho, 22, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
33 sano kadib Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa maanta looga fariistay imtixaanka Shahaadiga. Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa 33 sano kadib…











