BOSASO, Puntland – A U.S. delegation planning to visit Bosaso, the commercial capital of Somalia’s semi-autonomous Puntland region, was forced to abort their trip on Monday amid rising tensions with local authorities. This marks the second disrupted visit in as many months, further straining U.S. cooperation with Puntland in critical security efforts. The delegation aimed to bolster counterterrorism cooperation between the U.S. and Puntland against extremist groups like al-Shabaab and ISIS. For over two decades, the U.S. has provided security assistance to Puntland, often working directly with the Puntland Security Force (PSF). However, relations have deteriorated since Said Abdullahi Deni…
Author: Qaran24
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka ayaa kulmay Isniintii si ay uga wadahadlaan baahida loo qabo xabbad joojinta Gaza iyo sidoo kale kordhinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Washington iyo Riyadh. Xoghayaha ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in la joogteeyo kordhinta gargaarka bini’aadantinimo ee Gaza, in la gaaro xabbad joojin degdeg ah taas oo xaqiijinaysa sii deynta la haystayaasha, iyo ka hortagga faafitaanka colaadda,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ka dib kulankii dhexmaray Antony Blinken iyo MBS. Blinken iyo MBS ayaa sidoo kale ka wada…
Mogadishu, (SONNA) – The Commander of the Somali National Army, Major General Ibrahim Sheikh Muhuddin, held a special meeting with the Commander of the US special forces, Colonel David Haskell. Commander Muhuddin told the US officers in charge of special operations to participate in the fight to rid the country of the Al-Shabaab militants, noting that the operation will begin soon. The US Special Operations Command in Somalia has promised to be ready for their role in the operation.
Nairobi, (SONNA) – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud attended the opening session of the International Development Association (IDA21) for African Heads of State Summit taking place in Nairobi, Kenya and delivered a keynote speech at the session. In his address to the gathering, the President has underscored the World Bank’s International Development Association (IDA) as a significant lifeline that the Somali Government banks on to turbocharge its ambitious national transformation agenda and promote inclusive growth in the post-debt relief period.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo la qaban doono Maanta oo ah 29-ka Abriil, 2024. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee hoostagta Bangiga Adduunka, ayaa diiradda saari doona horumarinta iyo maalgashiga qaaradda Afrika sidii loo xoojin lahaa iyada oo loo marayo mashaariic horumarineed oo waaweyn. Madaxweye Xasan Sheekh ayaa Inta uu ku sugan yahay Nairobi, wuxuu kulamo gaar ah la yeelan doonaa madaxda Afrika iyo mas’uuliyiinta ka socda Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah, si loo…
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo 𝐈𝐃A. Shirkaan waxa uu ahmiyad gaar ah u leeyahay Dowladda Soomaaliya oo dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami ah si sare loogu qaadayo wax soo saarka gudaha, dib-u-habeynta maaliyadda oo qeyb ka qaadan karta kordhinta dhaqaalaha Soomaaliya.
Maamulka Israel ayaa si weyn uga walaacsan warka sheegaya in Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah ee ICC ay dhawaan soo saari doonto amar ay ku dalbaneyso in lagu soo xiro masuuliyiinta maamulkaasi qaarkood. Wararka ayaa sheegaya in maxkamadda ay ku howlan tahay inay soo saarto amar ay ku fareyso in lagu soo xiro Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu, Wasiirkiisa Gaashaandhigga, Yoav Gallant iyo Taliyaha Ciidamada, General Herzi Halevi. Israel Katz, Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel ayaa ka digay mowjado naceyb oo ka dhan ah Yahuudda, haddii Maxkamadda ICC ay soo saarto waaranka lagu soo xirayo masuuliyiintaasi. Wasiirka ayaa diblomaasiyiinta Israel ee dibadda u…
Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Somaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Alcadaala) ayaa sheegay in maleeshiyada Al Shabaab ay ka dambeeyeen dilka lix ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud Telecom loogu gaystay duleedka Magaalada Muqdisho. Gaari ay wateen shaqaalahan ayaa gelinkii dambe ee Axaddii qarax lagu la eegtay deegaanka Garasbaaley, xilli ay dib ugu laabanayeen xarunta shirkadda ee deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaas oo ay ka hawlgeli jireen. Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta ayaa sheegay in Shabaabka caadeystay daadinta dhiigga ummadda Soomaaliyeed ay ka masuul yihiin falkaasi. “Falkaas waxaa ka dambeeyay kooxaha cadowga ah ee Khawaarijta ee ka macaasha dhiigga dadka Soomaaliyeed, horeyba sida aan…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa ka hadlay qaraxii galabnimadii Axadda duleedka Magaalada Muqdisho lagu la eegtay gaarigii ay la socdeen lix ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Hormuud, oo gebi ahaanbtooda ku naf waayay qaraxaasi, isagoo dhanka kalena sheegay in natiijada horudhaca ee baaritaanka lagu ogaaday in falkaasi ay ka dambeeyeen maleeshiyada Al Shabaab. Qaraxan oo horey loogu sii diyaariyay waddada ayaa lala beegsaday gaariga shaqaalahan oo marayay deegaanka Garasbaaley, iyadoo dhammaan lixdii qof ee gaarigaasi la socotay ay goobta ku wada dhinteen. Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa maleeshiyada Shabaabka ku eedeeyay in ay iyagu yihiin cidda dishay…









