Author: Qaran24

Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Saciid Mohamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caasimadda Tuniisiya ee Tuunis uga qayb galay kulan ay isugu yimaadeen madaxda Hay’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee wadamadada ku jira Ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan oo sannadle ah ayaa waxaa xilligan diiradda lagu saaray, ka hortagga dukumentiyada safarka ee been abuurka ah iyo la dagaalanka socdaalka sharci daradda ah (Tahriibka), iyadoo gabagabadii lagasoo jeediyay talooyin ku habboon sida looga hortagi karo socdaalka sharci darada ah. Shirka ayaa oggolaaday in la abuuro Guddi Farsamo oo ka shaqeeya diyaarinta hab Digital ah oo lagu wadaago xogta…

Read More
Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018

Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018Qormo ku saabsan Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, oo dhowr sano ka hor u muuqday xiddigga geeska Afrika, ayaa wajahaya cidlo iyo kallinmo siyaasadeed, kaddib is-afgaradkii muranka dhaliyay ee 1-dii Janaayo 2024 uu la galay Maamulka Somaliland. Billowgii xukunka Abiy Axmed ee 2018 wuxuu u muuqday nin furfuraya nidaamka siyaasadeed ee Itoobiya, u janjeera dhanka Dimoqraadiyadda , xuuquuqda aadanaha iyo xoriyadda hadalka. Nin u heellan xoojinta iskaashiga Geeska Afrika, xallinaya khilaafaadkii kala dhexeeyay Eritria, Sudan iyo Masar. Waxaa la siiyay billadda nabadda Nobel Peace…

Read More
Xildhibaan Faarax Macalin oo laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.

Xildhibaan Faarax Macalin oo laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa.Xildhibaan Faarax Macalin oo laga Saaray Xisbigii uu ka tirsanaa. Guddiga Fulinta Qaranka ee Xisbiga Wiper Party (NEC) ee dalka kenya, ayaa hadda qalinka ku duugay in Xildhibaanka laga soo doorto Dhadhaab ee Faarax Macallin laga eryo garabka siyaasadda ee mucaaradka sababo la xidhiidha hadallo deelqaaf ah oo uu dhawaan ka sheegay dibad-baxayaal Kenyan ah oo dhallinyaro ahaa,muuqaalka hadalka faarax macalin oo soo shaac baxay dhawaan ayaa cadho ka abuuray internetka. Faarax Macallin mar uu la hadlayay dad Soomaali ah, xaflad ka dhacay magaalada Nairobi, wuxuu sheegay in haddii uu ahaan…

Read More
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa saakay howlgalo ka wada deegaanada G/ Jubada hoose, Harboole iyo Weelmaro oo u dhow degmooyinka Afmadow iyo Xagar ee gobolka Jubada hoose. Howlgalkan oo ah mid qorsheysan ayaa lagu  baacsanayaa kooxda naf la caariga ah ee Argagixisada oo gabaad ka dhiganaysa degmooyin ka tirsan gobolada Jubooyinka balse howlgalkan waa mid ay Dowladu ku doonayso in todobaadkan ay ku qabato degmooyinka Xagar iyo Jamaame ayaa lagu yiri war ka soo baxay jubaland. Saraakiisha hogaaminayso howlgalka kasocda waqooyiga Jubada hoose oo goor dhow la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay…

Read More
ciidanka Cirka Soomaaliya.

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeer ugu tagay cutubyo katirsan ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka isagoo intaas kadib u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan yihiin, wuxuu warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha iyo askarta uu tababarka u socdo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaas kadib soo gaba gabeeyey Socdaalkii uu ku joogay Magaalada Asmara ee dalka Ereteriya.

Read More
RA'IISUL WASAARE XAMSA

RA’IISUL WASAARE XAMSA OO BOOQDAY MASAAJIDKA SHIIKH CABDULQAADIR JEYLAANI EE MAGAALADA BAQDAAD Baqdaad, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani ee magaalada Baqdaad. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay maamulka iyo culimada masaajidka gacanta ku haya, wuxuuna uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee isaga iyo wafdigiisa loo sameeyay, iyadoo lagu soo wareejiyay afarta qaybood ee masaajidku ka kooban yahay oo lagu baran jiray afarta madhab ee Xanafiya, Shaaficiya, Maalikiya iyo Xambaliya. Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa dul istaagay taariikhda iyo muhiimadda Masaajidka Shiikh Cabdulqaadir Jeylaani, oo sanad walba…

Read More
National Bureau of Statistics Releases Somalia

National Bureau of Statistics Releases Somalia The National Bureau of Statistics released its July 2024 report on food and nutrition security risks in Somalia. This in-depth analysis, developed in collaboration with the World Bank, FAO, FSNAU, SWALIM, and WFP, integrates quantitative modeling and qualitative insights to identify emerging food security challenges nationwide. The report aims to enhance early crisis detection and foster coordinated responses among Somalia’s humanitarian and development organizations. Report Highlights Food Insecurity: The report identifies 620,000 people living in regions at risk of Emergency (IPC Phase 4) or worse food insecurity conditions. Areas such as Galgaduud, Gedo, Sanaag,…

Read More

Dhuusamarreeb 09-07-2024; Madaxweyanaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray Shirka Xoojinta wax soosaarka Beeraleyda Galmudug oo maalmihi lasoo dhaafay ka socday Galmudug Shirkan, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha Galmudug ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Beeraha DFS mudane Maxamed Cabdi Xayir “ Maareeye” iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Beeraha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya Shirka ayaa lagu soo bandhigay dallaga kasoo go’ay beeraha Galmudug, ayadoo Madaxweynuhu ku dhiiro galiyay Iskaashatada Beeraleyda Galmudug inay kordhiyaan wax soo saarka. shirkaas oo socday sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay waxaana la isla qaatay qodobada hoos ku xusan:-…

Read More
Ciidanka Xoogga

Ciidanka Xoogga ayaa howlgal lagu Ciribtirayo Ashabaab ka sameeyay dhulka howdka Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib iyo dadka deegaanka ayaa howlgal lagu Ciribtirayo Khawaarijta ka sameeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Bood iyo Budbud ee gobolka Galgaduud. Howlgalka ay sida wadajirka uga fuliyeen dhulka howdka ah, Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa ahaa mid looga hortegayay dhagarta khawaarijta si aysan dhibaato ugu geysan shacabka ku nool deegaanadaas. Taliyaha Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib G/dhexe Cabdiraxmaan Salaad Xujaale oo la hadlay Warbaahinta…

Read More
Degmada Luuq

Dowladda Soomaaliya iyo Jubaland oo iska kaashanaya sidii loo damin lahaa Colaadda Degmada Luuq. Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa sagootiyey wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo isugu jira Wasiirro iyo Xildhibaanno heer federaal iyo heer Dowlad goboleed, kuwaas oo ku baxay daminta dagaal beeleedkii ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo. Wasiirka ayaa Alle uga baryey in uu ku guuleeyo sidii xal loo kala dhex dhigi lahaa dadka walaalaha ah ee ku dagaallamaya, isaga oo ugu baaqay dhinacyada halkaas ku diriray in ay colaadda nabadda ku…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho aan la shaacin ku tagay dalka Eritrea. Madaxweynaha ayaa intii uu ku guda jiray booqashadiisa waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara. Ka dib waxaa loo galbiyay Qasriga Madaxtooyada, halkaas oo uu kulan laba geesood ah kula yeeshay dhiggiisa dalka Ereteriya. Wada-hadalladan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xiriirka labada dal iyo sidii loo sahamin lahaa fursadaha iskaashiga labada dal. Booqashadan ayaa astaan ​​u ah dadaal diblumaasiyadeed oo muhiim ah oo la doonayo in lagu xoojiyo xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea.…

Read More