Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee Soomaaliya iyo IGAD, xasilloonida Gobolka iyo isbedalka Cimillada.
Warka
Another Human Rights Violation is the case of Mrs. Safia Tusmo. In a troubling development that underscores the ongoing human…
GOBANNIMADA QARANKA SOOMAALIYEED Waajibka kowaad ee maanta iyo goor walba oo la joogo naga saaran jiilasha naga dambeeya waa in…
Madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan ayaa Baarlamaanka horgeeyey in ay ansixiyaan in Ciiddamo loo diro xeebaha Soomaaliya si ay…
Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ayaa Gacanta ku dhigay Shidaal loo waday kooxda alshabaab Ciidamada XDS…
Bias in Reporting: Exposing the Clan-Driven Narratives in Somali Politics Recently, the portrayal of Somalia’s political landscape and the dynamics…
GOLAHA AMNIGA QARANKA OO SOO SAARAY AWAAMIR KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada…
Guddoomiyaha Golaha BJFS Sheekh Aadan Madoobe ayaa magacaabay guddi . Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…
Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa soo xiray labo eedeysane, Maxamed Maxamuud Siid Axmed 42 jir…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu dhageystay warbixinno kala duwan oo ku…