Author: Abdikarin Dahir

𝗔𝗯𝗱𝗶𝗸𝗮𝗿𝗶𝗻 𝗗𝗮𝗵𝗶𝗿 is a Somali academic, writer, political analyst, and civic activist. Holding dual citizenship, he has served in multiple government institutions in Mogadishu. His work focuses on governance, public policy, and social development in Somalia.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gaaray Magaalada Laascaanood. Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay hoggaaminayso Habdhowre ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sahra Bundubte oo gaaray Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay wasiiro Iyo xildhibaano katirsan maamulka KMG ah ee SSC-Khaatuma,waxaan ay kulan la qaateen hogaamiye ku xigeenka Maamulka KMG ah ee SSC Maxamed Ismaaciil Shiine. Wafdigan ayaa mudada ay halkaasi joogaan waxa ay sidoo kale kulamo la qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada Magaaladda Laascaanood.

Read More
Safarka Jabuuti ee Madaxweyne Firdhiye

Afhayeenka Madaxtooyada SSC Khaatumo oo ka hadlay Safarka Jabuuti ee Madaxweyne Firdhiye. Abdulkadi Ayatulah Hagar ayaa sheegay in safarkii Madaxweyne Firdhiye uu ahaa casuumaad rasmi ah uu ka helay madaxweynaha Dowladda Jabuuti ismacil cumar geele. Waxa uu sheegay in marar badan ay dowladda jabuuti soo dirtay casuumaad iyo fariimo  hasa yeeshee aysan suuragalin sababo jiray xiligaa. afhayeenka ayaa itaa ku daray in safarkii MW firdhiye uu sagootiyay  safiirka soomaaliya uqaabilsan Dowladda jabuuti

Read More
ATMIS Completes Third Key Military Base Transfer to Somali Forces Amid Its Withdrawal:

The AU Transition Mission in Somalia (ATMIS) Monday handed over another forward operating base to the Somali National Army in the Middle Shabelle region. ATMIS Sector 5 Commander Col Oscar Hatungimana handed over the instruments of the Ceel Eglow base to Brig. Gen. Ibrahim Yusuf Nuur, the SNA Commander in the Middle Shabelle region. This is the third Forward Operating Base (FOB) to be handed over to the Somali National Army in the Middle Shabelle region. On Friday last week, ATMIS handed over Jowhar Town FOB has been under the command of the Burundi National Defence Forces (BNDF) since 2014.…

Read More
shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda Cabudwaaq iyo Xeraale ayaa maanta ka furmay Galmudug.

Dhuusamarreeb waxaa ka furmay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda Cabudwaaq iyo Xeraale. Waxaana furay Madaxwynaha Galmudug Axmed Qoorqoor. Intaas kaddib labada dhinac ayaa si buuxda u aqbalay gogosha nabadeed ee Galmudug fidisay. Dhexdhexaadinta labada dhinac ayaa loo saray culumo ay ku hishiiyeen iney dhexdhexaadiyaan, waxaana korjoogteynaya Madaxda Galmudug.

Read More
Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada.

Dowladda Somaaliya oo Golaha Ammaanka u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada. Safiirka Somaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku Eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada Ammaanka ee deegaanka. Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa sida ay uga go’an tahay inay ixtiraamto mabaadi’da ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay iyo deris wanaagga,” ayuu Abuukar Cismaan u sheegay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka. Safiirka Soomaaliya ee UN-ka ayaa sheegay inay Itoobiya ka filayaan inay ixtiraamto deris wanaagga labada dal. Abuukar Baalle wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku qasban…

Read More
Somalia’s Path to Progress.

Somalia’s Path to Progress. Ambassador Abukar Osman, Somalia’s Permanent Representative to the United Nations, spoke at the United Nations Security Council (UNSC) today to discuss advancements in the nation’s governance and security sectors. He highlighted the start of efforts between the government and the UN to transition UNSOM into the Country Team. Ambassador Osman mentioned to the UNSC that a joint technical group consisting of members from Somalia and the UN has initiated discussions on how to proceed with this transition. The goal is to improve coordination and streamline support mechanisms in line with Somalia’s changing requirements. This process is…

Read More
Somalia’s Internal and External Challenges and Strategies to Safeguard

President Hassan Sheikh Mohamud addressed the issue of Ethiopia’s access to the sea, emphasizing a nuanced perspective on the matter. He stated, “We and Ethiopia do not disagree that Ethiopia should have access to the sea. We wonder how Ethiopia reaches the sea. It is not a war that Somalia’s government opposes Ethiopia’s access to the sea.” Speaking at the Conference on Enhancing Cooperation of Regional Economic Communities in East Africa, held in Mogadishu. In his speech, President Mahmoud emphasized that Somalia possesses abundant opportunities for growth and development. President Mohamud clarified that Somalia’s concern lies more in the manner…

Read More
Somalia Plans Closure of UNSOM Office in Mogadishu Amid Growing Self-Sufficiency

Somalia Plans Closure of UNSOM Office in Mogadishu Amid Growing Self-Sufficiency The Ministry of Foreign Affairs of Somalia has announced that technical teams from the Federal Government and the United Nations have commenced discussions in Mogadishu regarding the closure of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) office. This initiative reflects Somalia’s increasing self-sufficiency and progress towards assuming greater responsibility for its own governance and security. The discussions, which mark the first meeting between the two parties on this matter, aim to outline a strategic plan for the orderly completion of UNSOM’s operations in Mogadishu. According to sources within…

Read More
Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Dowlada Fadaraalka Somaaliya ayaa ciidamo ka dajisay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Warar la helayo ayaa shaagaya Diyaarado kale oo ciidamo wada in maanta ilaa beri ay degi donaan. Ciidamada Dowlada Somaliya ee Maanta gaarey Magaalada Ceelwaaq ayaa amaanka kala wareegi doono Ciidamada Kenya oo qeyb ka ah howlgalka ATMIS oo qaarkood horey uga baxay Magaalada inta kale si dhamaystiran ay dalkooda uga laaban donaan. Ciidamada ATMIS ayaa bilooyinkii udanbeeyay ka baxay Qeybo badan oo kamid ah Gobolada dalka iyo dowlad goboleedyada iyadoona lafilayo dhamaadka sanadkaan gabi ahaanba ay faarujiyaan somaaliya.

Read More
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka Muqdisho, 22, Juun 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in ka badan 37,000 oo arday. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, sida ay u horumarisay habka loo qaadayo Imtixaanka oo laga dhisay mid casri ah, isaga oo xusay in waxbarashadu ay tahay mid kamid ah waxyaabaha mudnaanta u leh Xukuumadda DanQaran. “Maanta waa maalin weyn oo la xaqiijiyey mid kamid ah himillooyinka shacabka Soomaaliyeed, waxbarashadu waa himillo…

Read More
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane oo ay wehelinayeen Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi, Cabdirisaq Jaamac Nuur Naakhuude iyo qaar ka mid ah agaasime waaxeedyada iyo masuuliyiin ka socday jaamacadaha Hargaysa ayaa kulan xog-waraysi ah la yeeshay madaxda xafiiska imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Qaranka JSL. Ugu horeyn, waxa kulankaa war-bixin ka jeediyey Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka Qaranka Md.Daa’uud Axmed Faarax iyo ku xigeenkiisa Xasan Muxumed Qalinle waxaanay Wasiirka iyo madaxda WW&S…

Read More