Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa la kulmay Safiirka Boqortooyadda Sacuudi Carabiya Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid ee dalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay Safaaradda Sacuudiga ayaa Wasirka waxa uu ugu horayn uga mahadceliyay taageerada Dowlada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay ku bixiso horumarinta adeega caafimaadka, gaar ahaan bangiga dhiiga iyo xarunta lagu sifeeyo Kilyaha oo ay dad badan ka faaiidaystaan. Sidoo kale, Wasiirka ayaa safiirka ka codsaday in wali ay Wasaaradda Caafimaadka ubaahantahay taageero dheeraad ah oo lagu horumarinayo adeega daryeelka caafimaadka. Dhanka kale, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ballan qaaday in ay…
Author: Qaran24
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LABO MAALMOOD KU SUGAN SALDHIGGA MILATARI EE CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED EE DEEGAANKA WARGAADHI Wargaadhi, Luuliyo 03, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa deegaanka Wargaadhi ee Shabeelaha Dhexe kulan kula qaatay Odeyaasha dhaqanka iyo hormuudka bulshada deegaanka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odeyaasha Wargaadhi, doorkooda ku aaddan xoreynta deegaannada ay gobolka kaga harsan yihiin argagixisadu, isagoo xusay sida dowladdu ay u diyaarisay qalabka, gaadiidka, xarummaha ciidan iyo hubkii lagu dhammeystiri lahaa xoreynta dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kormeeray…
$21 Million Missing from Government Treasury, Auditor General Reports. In a shocking revelation during an audit investigation, Auditor General @AIGutale disclosed that $21 million had gone missing from government officials between March 2018 and April 2023. In a startling development amid the heated election season, Auditor General @AIGutale announced today a major corruption scandal involving the disappearance of $21 million from the government treasury. The revelation came to light during a comprehensive financial audit investigation from March 2018 to April 2023. According to the Auditor General’s report, the missing funds were identified during routine audits conducted across various government…
Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Lixda bilood ee ka harsan sannadkan 2024. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay in Baarlamanku maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Lixda bilood ee July ilaa December. Miisaaniyadda Lixda bilood ee uu ansixiyay Baarlamaanka ayaa dhan $207, 009, 112 (Labo boqol iyo todoba milyan, sagaal kun, boqol labo iyo toban Dollar) siday sheegtay wasaaradda Maaliyadda. Miisaaniyadda ay maanta Golahu ansixiyeen ayaa dhan $207, 009, 112 (Labo boqol iyo todoba milyan, sagaal kun, boqol labo iyo toban Dollar)” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda. Wasaaradda Maaliyadda ayaa dhawaan…
Madaxwayne hassan ayaa gaaray Tuulada Wargaadhi ee Gobolka Shabeelada dhexe. oo ah Saldhigga Mellitari ee ugu wayn Gobolka Shabeelada dhexe ee Ciidanka Xogga Dalka. sidoo kale Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh ayaa 33 sano kadib maanta diyaarad dagaal oo ay leedahay Soomaaliya isla markaana uu wado Sarkaal Baylood ah kana tirsan Ciidanka Cirka XDS laguna Magacaabo Pilot Captan Maxamed Xaashi ku tagay Magaalada wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Safarka Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud ee Wargaadhi ku gaaray waxuu salka ku haayaa dib in loo bilaabo Dardar galinta Dagaalka Wajiga 2aad ee ka dhanka ah AS. War ka soo Baxay Wasaarada…
Joint Ankara Statement: Somalia and Ethiopia Peace Talks. Joint Ankara Statement At the invitation of the Minister of Foreign Affairs of the Republic of Türkiye, H.E. Hakan Fidan, Minister of Foreign Affairs of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, H.E. Taye Atske Selassie, and Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H. E. Ahmed Moallim Fiqi convened on 1st of July, 2024 in Ankara. The Ministers, through Türkiye’s facilitation, were able to separately have a candid, cordial and forward-looking exchange concerning their differences and explored perspectives towards addressing them within a mutually acceptable…
Ethiopia-Somalia Dialogues: The Ethiopian government has reaffirmed its dedication to resolving conflicts with Somalia through continued dialogue, following a recent meeting in Ankara. The discussions, facilitated by the Turkish government, mark a crucial step towards addressing longstanding tensions between the two nations. in a statement released, expressed appreciation for Turkey’s role in facilitating constructive talks aimed at fostering mutual understanding and finding peaceful resolutions. The dialogue underscores Ethiopia’s proactive approach to diplomacy, seeking to mend relations and pave the way for collaborative efforts on regional stability and development. The talks are expected to focus on a range of issues including…
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal ah oo ay dowladdu kula jirto AS, “Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsatay dowladdu waxay wadahadal la fureysaa Al-Shabaab, waxaan idiin cadeynaa Shabaab iyo anaga wax naga dhaxeeya ma jiraan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. “Hadii la helo wax aan isla qirno waan la hadleynaa, laakiin maanta wadahadalna ma jiro wax naga dhexeeyana ma jiraan weli,” https://qaran24.com/wadahadalladii-soomaaliya-itoobiya/
Wadahadalladii Soomaaliya & Itoobiya oo natiijo-la’aan ku soo dhammaaday Dowladda Turkiga ayaa magaalada Ankara ku casuuntay Wufuud kala matalaysa Soomaaliya iyo Ethiopia si looga wadahadlo xiisadda taagan. Kulamada labada dhinac ma ahayn kuwa fool ka fool ah maadaama ay Dowladda Soomaaliya meel adag ka taagantahay qaddiyadda la xiriirta ilaalinta Midnimada iyo Madaxbanaanida Qaranka, inkastoo gabagabadii shirka ay goobjoog ka wada ahaayeen labada wafdi warmurtiyeed wadajir ah oo uu soo jeediyey dhexdhexaadiyaha Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Turkiga. Kulankaan oo ahaa kii koowaad ayaa soo gabangaboobay, waxaana lagu balamay wareeg labaad oo wadahadal ah 02 September 2024. Wadahadalka ayaa si weyn loogu…
Dhuusamarreeb 1-Luulyo-2024; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay odayaasha iyo waxgaradka labada beel ee kasoo kala jeeda Xeraale iyo Cabudwaaq, isagoo bogaadiyay hisiishka horudhaca ah ee shalay ay gaareen, isla markaana kula dardaarmay in si buuxda loo dhammeystiro qaybaha haray hishiiska. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, mudanayaal ka tirsan goloyaasha Dowladda Galmudug iyo odayaashada labada beel iyo culimaddii garwadeenka ka aheyd hishiiska.
Madaxweynaha JFS ayaa Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho. Muqdisho, 01 July 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 64 sano guurada xornimada Gobollada Koonfureed iyo Midowga Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya aywgeed Ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaan Sharaf ka qaatay cutubyo kala gedisan oo tirsan Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya. kuwaasi oo soo bandhiggay gaado ka cayaar iyo dhoolatus ay muujinayeen cududa, Awooda iyo Qalabka Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya,…











