Dowladda Soomaaliya oo laga Cafiyay Deen dhan 36 million Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Vienna ee xarunta Wadanka Austria ayaa heshiis muhiim ah la saxiixday Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee ururka OPEC Dr. Abdulhamid Alkhalifa xili uu goob joog ka ahaa heshiiska Dr. Mohamed Al-Jadaan oo ah Wasiirka Maaliyadda Dowladda Saudi Arabia oo Soomaaliya ku taageertay lacag dhan $36-malyan oo aheyd deyntii Sanduuqa OPEC uu Soomaaliya kulahaa, lacagtaan ay Dowladda Saudi Arabia ka bixisay Dowladda Soomaaliya waxaa loo yaqaanaa (Bridge Loan). Heshiiskaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC…
Author: Qaran24
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “MA JIRTO MEEL AY IDIIN KU TASHADEEN DAD SOOMAALIYEED” Mogadishu, Juun 26, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay adkeystaan midnimada iyo madaxbannaanidooda, isagoo xusay in dowladdu ay ka go’an tahay, waajibna ay ku tahay ilaalinta qaranimada iyo jiritaanka Soomaaliya. “Dad Soomaaliyeed oo meel intii ay ku tashadeen, kuna showray dadka waqooyi deggan ama qeyb ka mid ah aan layno ama aan la dirirno ma jiro. Dowlad baan lahayn, dhibta iyo burburka…
Maxaa ka Jira in Maxaabiis Ku Eedeysanaa Maandooriye in ay ka baxsadeen saldhig ku yaala magaalda Garoowe. Taliyaha Saldhiga bari ee Caasimadda Garoowe K/S Cabdikaafi Mursal Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in ay saldhiga bari ee Garoowe ka baxsadeen maxaabiis ku eedaysan maandooriye. “Waxaan rabaa halkaan in aan ka caddeeyo warar been abuur ah oo maanta baraha bulshada la is dhexmarayay oo ah in maxaabiis ku eedaysan maandooriye ay naga fakadeen. Warkaasi waa waxba kama jiraan , wax maxaabiis ah iyo wax dad ah oo haba yaraatee naga fakaday ma jiraan” ayuu yiri K/S Cabdikaafi…
Dagaal Beeleed ka socda Maalintii labaad Galbeedka Gobolka Mudug. Dagaal beeleed xooggan ayaa maalintii labaad ka socda galbeedka gobolka Mudug gaar ahaanna degaanka lagu magacaabo Jiicboor. Dagaalka oo shalay bilowday ayaa u dhexeeya laba maleeshiyaad beelood oo ka soo kala jeeda degaannada Bandiiradley iyo Galdogob ee gobolka Mudug. Ugu yaraan 10 ruux oo dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay dagaalkaasi in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen sida ay wararku sheegayaan. Sidoo kale waxa socda dadaalo ku aaddan sidii loo damin lahaa colaadda labada beelood taasi oo ay wadaan waxgarad iyo mas’uuliyiin kala duwan oo labada dhinac ah. Dhinaca…
Duqa Degmada Garoowe oo Buunddo Cusub Dhagax Dhigay Guddoomiyaha degmada Garowe, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud (Geedi) oo ay waheliyaan Xoghayaha dowladda Hoose degmada Garowe Maxamuud Cali gurey iyo Masuuliyiinta ka socotay Shirkadda TTN ayaa maanta dhagax dhigay buundo cusub oo la saarayo waddada Laan- Cali Firin, sidoo kale dayactir lagu sameynayo waddada NECSOM. Ujeeddada dhismaha buundooyinkan ayaa ah in qulqulka biyaha roobka loo sameeyo meelo ay ka baxaan, si aanay dhibaato ugu geysan laamiga. Waxaa mashruucaan iska kaashanaya dowladda Hoose Garowe iyo shirkadda TTN. Qaran24
Dowlad Gobeledka Puntland ayaa isu diyaarinaysa in ay Kal-fadhiga Baarlamaanka ka ansixiso heshiiska wareejinta dekedda Garacad oo uu todobaadkan Dubai ku saxiixi doono madaxweyne Deni. Shirkad lagu magacaabo Abu Dhabi Ports Company oo hoos tagta DP World ayuu madaxweyne Deni si buuxda ugu wareejin doonaa guud ahaan maamulka dekedda Garacad ee gobolka Mudug oo markii hore lagu dhisay isku tashi bulsho. Siciid Deni ayaa saxiixa heshiiskaasi ku qaadan doona lacag dhan $20 milyan oo lagu magacaabo “Signing bonus” sida ay tilmaamayaan macluumaad kala duwan oo aan ka helay ilo wareedyo madax-bannaan.
Siyaasiyiinta Isaaqu iyagaa Somaliland ka sineystay. Dhibaatana iyagaa ugu filan. 1》AHUN madaxweeyne Cigaal 1991 wuxu ka mid ahaa qabanqaabiyayaashii shirkii Jabuuti ee lagu dhisay “Dawladdi Manifesto” taasi oo AHUN Cali Mahdina loogu doortay madaxweyne, halka AHUN Cumar Carte Qaalibna loo doortay Raysal Wasaare, dabadeedna, Cumar Carte u magaacabay Cigaal wasiirkiisii Ganacsiga. 《1.1》1993 ayeey Cigaal iyo Cumar Carteba Somaliland ku soo laabteen. —Weliba intaanu Cumar Carte dalka ku soo laaban, intuu diyaarad shakhsi ah ka qaatay sucuudiga ayuu AHUN Siyaad Bare Nigeria ugu tagay, halkaasna lacag ugu geeyey. 《1.2》Cigaal iyo Cumar Carte shirkii Borama ee 1993 ayey xilkii Madaxweynanimo kula tartameen…
Puntland Government Moves to Approve Gara’ad Port Transfer Agreement Amidst Controversy. The Puntland government is set to approve the transfer agreement of Garacad port during the current session of Parliament. The agreement, reportedly to be signed by President Saeed Abdullahi Deni in Dubai later this week, has sparked considerable debate and scrutiny. The port, located in the Mudug region, was originally established following community consultations, underscoring its local importance. Under the terms of the agreement, management of the port will be fully transferred to Abu Dhabi Ports Company, a subsidiary of DP World. This decision has raised concerns about the…
Last year, a leaked intelligence report from the Somali government unveiled a roster of highly trained Al Qaida operatives deeply embedded within the Al Shabab insurgency. This list included fighters from neighboring countries such as Kenya, Ethiopia, and Tanzania. Despite some of these militants being neutralized, the threat looms large, compelling the Somali government to urgently seek a multinational force to combat Al Shabab. This plea for assistance echoed the successful formation of the Multinational Joint Task Force that quelled Boko Haram in Nigeria in 2014-2015. Regrettably, none of Somalia’s neighbors heeded this pressing call. The leaked report also unmasked…
As Eid al-Adha neared, I seized the chance to engage with a diverse group of individuals in Somalia. Conversing with friends, family, colleagues, civilians, businesspeople, livestock herders, traders, and Somali security forces members, my goal was to discern the changes in Al-Shabaab’s influence from 2019 to the present. The insights collected present a surprising and optimistic outlook for Qaran24 readers. Insufficient Manpower Al-Shabaab, previously known for its extensive manpower, is currently facing a significant shortage of fighters. The group’s recruitment strategies have diminished, primarily depending on two tactics: 1. Ideological Persuasion Al-Shabaab’s ideological appeal has drastically diminished. Belief in…
Guddoomiyaha ururka Hilaac Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay arrimo ku aadan aqoonsiga Somaliland, isaga oo dhaliil xoogan Ujeediyay hoggaanka maamulkaasi. Samatar oo hadalkan ka sheegay Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday in laga gaabiyay ictiraafka Somaliland, wuxuuna hoosta ka xariiqay in aan la sameyn dadaalkii loo baahnaa, maddo hadda laga joogo 33 sano. Sababta waxa uu ku sheegay in aysan jirin doodo cilmiyaysan oo qoran oo la diyaariyay si adduunka loogu qanciyo wax ay tahay Somaliland. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciyaar ciyaar uun ay ahaayeen wixii lasoo qabtay 33 sano ee lasoo dhaafay, isaga oo caddeeyay in qaddiyadda…











